Sawirro: RW Rooble oo kulan la qaatay qaar ka mid ah wakiilada beesha Caalamka

0

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Mohamed Hussein Roble ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay qaar ka mid ah Wakiillada Beesha Caalamka iyaga oo ka wada hadlay Arrimaha doorashooyinka ee fooda inagu soo haya.

Wakiiladda beesha caalamka ayey ra’iisul wasaaraha  ka wada hadleen u diyaar garowga Shirka Gollaha Wadatashiga Qaran iyo taageerada beesha caalamka ee geeddi socodka doorashooyin dalka.

This image has an empty alt attribute; its file name is 8550a925-d761-4f27-bc1c-2ab7e454a1c4.jpg

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here