Sawirro: Shir looga hadlayey ammaanka K/Galbeed oo lagu qabtay Baydhabo

0

BAYDHABO (SMN) – Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Maxamed Isaaq Cabdi ayaa Gudoomiyey Shirka Gollaha Amniga Koonfur Galbeed.

Shirka oo ay ka qeybgaleen Gudoomiyaha Gobolka Baay, Sarakiisha Laamaha Amniga Booliska, Mileteriga, Nabad Sugida, ATMIS iyo Saraakiil Ka socday Dowladda Ingiriiska.

Shirka Waxaa looga hadlay Xoojinta howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab ee ka socda gobollada Shabeelaha Hoose, Baay iyo Nakool.

Wasiirka Amniga Maxamed Isaaq Cabdi ayaa Umahad celiyey Ciidamada qeybahooda kala duwan ka qeybqaadashada Sugida Amniga Deegannada Koonfur Galbeed Soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here