Sawirro: Shirka Banbaxa ee golaha wasiirada oo galay maalinta labaad

0

MUQDISHO (SMN) -Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka XFS Mudane Salah Axmed Jamac ayaa furay Shirka Banbaxa Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo galay maalintii labaad, laguna gorfeynayo howlaha mudnaanta u leh xukuumadda Dan Qaran iyo hay’adaha kala duwan ee dowladda.

Kualnaka oo shalay furmay ayaa lagu wadaa in maanta la soo geba gabeeyo,iyadoo hadalo ay ka jeedin doonaan Masuuliyin katirsan dowladda

   

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here