Sawirro: Soomaaliya oo shir muhiim ah uga qeyb-galeysa dalka Masar

0

MUQDISHO (SMN) – Waxaa magaaladda Sharma Al sheekh ee dalka Masar maanta ka furmay shir heer sare ah oo looga hadlayo la dagaalanka Musuq-maasuqa, kaasi oo ay ka qeyb galayaan dowladaha qeybta ka ah heshiiska caalamiga ah ee la dagaalanka Musuq-maasuqa.

Shirkan oo muhiimad gaar ah u leh dalkeenna, ayaa waxaa Soomaaliya uga qeyb galaya guddoomiyaha guddiga madaxa bannaan ee la dagaalanka Musuq-maasuqa Abuukaate Maxamed Xuseen Xaamud iyo wafdi uu hogaaminayo.

Talaabadan La dagaalanka masuq-maasuqa waxay dhiirrigelinaysaa fursadaha maalgashiyada caalammiga ah ee dalkeenna, kobaca dhaqaalaha, hufnaanta maaliyadda iyo kalsoonida shacabku ay ku qabaan dowladnimada.”

Halkan hoose ka daawo sawirrada:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here