Sawirro: Soomaaliya oo shir muhiim ah uga qeyb-gashay dalka Ghana

0

GHANA (SMN) – Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Prof: Cabdullaahi Sheekh Cali Qaloocow ayaa Dalka Ghana uga qeyb galay shirka Horumarinta Ganacsiga, gaar, pravite Sector Sumit.

Shirka ayaa waxaa ka qeyb galay dowladaha Afrika, hay’adaha ka shaqeeyo Arrimaha Pravite Sector, Baanka Adduunka, Baanka Horumarinta Afrika ( Africa Development Bank)

Shirka ayaa ku saabsanaa horumarinta Private Sector iyo sidii Afrika oo ah Qaaradda ugu hanti badan adduunka dadkeeda hurdada laga kiciyo lana tuso awoodooda homarka dhaqaalaha Africa gaar ahaan Private Sectorka, Maalgelinta Ganasatada yar-yar iyo kaalinta Rugaha Ganacsiga.

  

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here