Sawirro: Taliyaha ciidamada Dhulka oo kormeer ku tegay deegaanka Guulane

0

AADAN YABAAL (SMN) – Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed Jeneraal Maxamed Tahliil Biixi ayaa maanta gaaray degaanka Guulane oo hoostaga degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeelaha Dhexe.

General Biixi ayaa waxaa halkaas ku soo dhaweeyey Agaasime Muxudiin Xasan Juris Saabey oo ka tirsan Wasaaradda Maaliyadda, Taliyaha Ciidamada Booliska Hirshabelle Col. Xasan Dhicisow iyo saraakiil kale.

Taliyaha Ciidamada Dhulka ayaa Guulane u tegay dhiiragelinta ciidanka dowladda & kuwa deegaanka ee howlgalka ka wada halkaasi.

Halkan hoose ka daawo Sawirrada:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here