Sawirro: Waa sidee xaaladda goobihii uu sameeyey qaraxii Jowhar?

0

JOWHAR (SMN) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo Magacaabay Gudiga Gurmadka Qaraxii 17-kii Luulyo ee Magaalada Jowhar ayaa kormeer u kuur gal ah ku tagay goobta uu ka dhacay qaraxii shalay iyo Xaafadaha uu saameeyay.

Madaxweyne Ku Xigeenka Dowladda Hirshabeelle Mudane Yuusuf Axmed Hagar oo horkacaya gudigaan ka kooban Howlwadeennada Madaxtooyada iyo Wasiiro ayaa wada qiimeynta, diiwaangalinta dadkii ku waxyeeloobay iyo tirada qasaaraha uu geeystay qaraxii shalay ka dhacay Magaalada Jowhar.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here