Sawirro: Wafdi ka socda dowladda Soomaaliya oo gaaray Cadaado

0

CADAADO (SMN) – Wafdi uu hogaminayo wasiir ku xigeenka Wasaradda Warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska soomaliya Cabdiraxman Yuusuf ”Alcadaala’ ayaa gaarey Magaalada Cadaado.

Wafdigaan oo isugu jira wasiir iyo xildhibaano katirsan dowlada federaalka somaaliya ayaa wxa ay halkaasi u gareen dhiiri galinta howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab ee ka scoda gobolka Galgaduud.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here