Sawirro: Wafdi ka socda Koonfur Galbeed oo gaaray degmada Waajid

0

WAAJID (SMN) -Wasiirka gargaarka iyo arrimaha bini’aadanimada ee maamulka Koonfur Galbeed, Cabdinaasir Caruush iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ka socda hey’adda UNKA iyo hey’ado kale oo caalami ah ayaa goordhow ka degay magaalada Waajid ee gobolka Bakool

Wafdiga ayaa u kuur-galaya xaaladaha bini’aadanimo ee ka jira magaaladaas iyo guud ahaan gobolka oo dhawanaha xalado bini’aadanimo laga soo warinayay.

Sidoo kale wafdigan ayaa ballan qaaday in gurmad deg deg ah la gaarsiin doona shacabka ku dhibaateysan halkaasi, si looga samata bixiyo xaaladaha ku geedaaman.

Halkan hoose ka daawo sawirrada:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here