MUQDISHO (SMN) – Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo isbadalka Cimillada XFS Marwo Khadiijo Maxamed Almakhzoumi oo safar shaqo ku joogta dalka Finland ayaa Maanta la kulantay Wasiirka arrimaha dibadda Finland mudane Pekka Haavisto.
Waxey ka wada hadleen xiriirka labada dal iyo iskaashi xoog leh oo ku aaddan isbedelka cimilada, sida ay shaacisay wasiir Khadiijo.
Sidoo kale waxa ay labada mas’uul ay isla soo hadal qaadee taageerada Finland ee dadaalka soo kabashada dalkeena Soomaaliya.
Halkan hoose ka daawo sawirrada:-