Sawirro: Wasiirka maaliyadda oo tababar ka furay magaalada Muqdisho

0

Wasiirka  Wasaaradda Maaliyada Xfs ayaa maanta ufuray tababbar Qeybaha kala duwan ee Shaqaalaha Wasaaradda Maaliyadda tababarkan oo ku saabsanaa Falaqeeynta iyo tirakoobka hab xisaabeedka Maaliyadda Dowaladda.

Wasiirka Maaliyada Abdirahman ducale Beyle ayaa yiri “Tirakoobka iyo ka war qabka xogta Maaliyadeed ee dowladda waxa ay muhiim u ah go’aamada iyo hirgelinta qiimeynta Soomaaliya,Waxa aan u mahadcelinaa Xafiiska Midowga Yurub ee Soomaaliya oo naga caawiyay qabashada tababarkaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here