Sawirro: Sheekh Aadan Madoobe oo la kulmay Dhigiisa dalka Luxembourg

0

LUXEMBOURG City (SMN) – Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa la kulmay Dhigiisa dalka Luxembourg Mudane Fernand Etgen.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa la kulmay Dhigiisa dalka Luxembourg Mudane Fernand Etgen.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS, Mudane Sheekh Aadan Madoobe ayaa Baarlamaanka Luxembourg iyo dhigiisa uga mahadceliyey soo dhaweynta balaaran ee loo sameeyay isaga iyo wafdigiisa. Guddoomiyaha ayaa sidoo kale xusay in Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya uu dhankiisa xoojinayo xiriirka uu la leeyahay baarlamaannada caalamka isagoo ballan qaaday ineey wada shaqeyn fiican la yeelan doonaan Baarlamaanka Luxembourg.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here