Sheekh Aadan Madoobe oo guddi u xil-saaray fowdadii ka dhacday kulankii BF

0

MUQDISHO (SMN) -Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS mudan,e Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa magacaabay Guddi KMG ah oo ka soo tala-bixiya dhacdadii 07/08/2022.

Dhacdadaasi ayaa la xiriirtay fowdo ay xildhibaanada qaar ku sameeyeen kulankii Golaha Shacabka ee ugu dambeyn lagu ansixiyey golaha wasiirada cusub ee Soomaaliya.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here