Shiinaha oo Soomaaliya ugu deeqay Tallaal labaad ee cudurka Covid-19

0
Morgantown, WV - 16 December 2020: Small bottle of coronavirus vaccine with syringe with background of the Chinese company Sinopharm logo

Dowladda aan walaalaha nahay ee China ayaa maanta oo axad ah Dowladda Federaalka Soomaaliya ku wareejin doonta 200.000 oo talaalka COVID19 ee loo yaqaano Sinopharm Vaccine, oo ay dowladda China soo saartay.

Bishan aynu ku jirno 7-dii ayay ahayd markii Danjiraha Soomaaliya ee dalka Shiinahu uu saxiixay heshiis Talaal covid-19 lagu gaynayo Dalka Soomaaliya.

Danjire Cawaale Cali Kulane Safiirka jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya dalka Shiinaha ayaa  hishiis ku aadan hilida talaalka ka hortaga cudurka aduunka Aafeeyey ee COVID-19  la galay shirkadda Sinopharm ee dalka Shiinaha.

Maanta galinka danbe ayuu talaalka Sinopharm soo gaari doonaa caasimada Muqdisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here