Shir u dhexeeyo DF iyo dowlad goboleedyada oo ka furmay Kismaayo

0

KISMAAYO (SMN) – Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federalka Soomaliya Dr Foosiya Abiikar Nuur ayaa maanta furtay shirka wadatashiga Wasaaradaha xubnaha ka ah Dowladda Federaalka iyo Wasaaradda Caafimaadka Iyo Daryeelka bulshada.

Shirka oo ah kii saddexaad ayaa doorkan diiradda lagu saari doonaa adeegyada aas aasiga ah ee Caafimaadka iyo sidoo kale saamaynta uu yeeshay caabuqa COVID19.

Soomaaliya ayaa waxaa horay sameyn daran ku yeeshay cudurka Coronavirus oo dib usoo laba kacleeyey, walow ay haatan aad u yaraadeen kiiska xanuunka ee guud ahaan dalka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here