Shirka Banbaxa maamulka gobolka Banaadir oo maalintii labaad galay

0

MUQDISHO (SMN) – Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa shir Gudoomiyay Shirka Banbaxa Maamulka Gobolka Banaadir iyo Dowladda Hoose ee Xamar oo maalintii labaad galay.

Madasha uu shirkan ka socday ayaa waxaa lagu soo bandhigay doodo la xariira horumarin Caasimadda, sida Amniga, Nadaafada, Cadaaladda, Dhismaha kaabayaasha dhaqaalaha,  Waxbarashada, Caafimaadka, Sports-ka, la dagaalanka Musuq Maasuqa iyo qodoba  kale oo ku saabsan in sida ugu haboon loo xaliyo caqabadaha kala duwan ee jira

Halkan hoose ka daawo Sawirrada:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here