DF Soomaaliya iyo IMF oo ka hadlay Arrimo la xiriira deyn cafinta dalka

0

MUQDISHO (SMN)Wasiirka maaliyadda xukumadda fedederaalka Soomaaliya Dr.C/raxmaan Ducaale Beyle iyo saraakiisha hay’adda Lacagta aduunka ee IMF,ayaa ka hadlay shirk u saabsanaa dib u habyenta maaliyadda dalka iyo iskaashiaga labada dhinac

“Iskaashigeena ayaa keenaya natiijooyin xiriir oo wax ku ool ah oo aan la yeelano saaxiibadeena muhiimka ah ee gacanta weyn ka geystay isbadalka iyo dib-u-habaynta dhaqaale ee Soomaaliya”ayuu yiri Dr.Beyle

Wasiirka maaliyadda xukumadda federaalka Soomaaliya Dr.C/raxmaan Ducaale Beyle waxa uu  sheegay in sidoo kale shirka uu la yeeshay madaxda IMF uu Gogol-Xaar u yahay kulan weyn oo lagu wado in uu qabsoomo bisha February ee soo socota,kaas oo ay yelan doonaan Soomaaliya iyo hay’adda lacagta aduunka ee IMF

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here