Soomaaliya oo ka qayb-gashay Madasha Caalamiga ee Cunnada iyo Beeraha

0

MUQDISHO (SMN) – Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Dowladda Soomaaliya Md. Axmed Madoobe Nuunow ayaa ka qeyb galey Shirka Madasha Caalamiga ee Cunnada iyo Beeraha oo ay isugu yimaadeen 70 wasiir iyo in ka badan 2000 oo wafuud oo ka kala socdey hay’adaha, deeq-bixiyaasha iyo daneeyayashaasha arimaha waxsoo saarka beeraha.

Wasiir Axmed ayaa shir doceedyo la yeeshey wasiirada beeraha ee Dowladaha Jarmalka, Norway, Talyaaniga, Nederland iyo Kenya, waxaan shirarkaas looga hadlay iskaashiga dowladda Soomaaliya iyo dowladahaas.

Halkan hoose ka daawo Sawirrada:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here