Soomaaliya oo shirweyne caalami ah uga qayb-gashay dalka Aljeeriya

0

MUQDISHO (SMN) – Xoghaya Guud ee Golaha Shacabka BJFS ?????? ???????????? ???????? ???????? (???????) ayaa ka qeybgalay kulanka Xoghayayaasha guud ee Baarlamaanada Islaamka oo lagu qabtay wadanka Aljeeriya.

 

Kulanka ayaa waxaa looga looga hadlay wada-shaqeynta iyo sidoo kale horumarinta Baarlamaanada Islaamka.

Xoghayaha Guud waxaa halkaasi kusoo dhawayay Safiirka  Soomaaliya u fadhiya Magaalada Algiers Mudane Cabdulwahab Macalin Maxamed islamarkaana Xoghaye Jaabiri kala qeybgalay Shirka Xoghayayaasha baarlamaanada dalalka Islaamka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here