Soomaaliya oo shirweyne caalami ah uga qayb-gashay dalka Brazil + Sawirro

0

MUQDISHO (SMN) – Hantidhawraha Guud ee Qaranka Mudane Maxamed Maxamuud Cali ayaa magaalada Rio de Janeiro ee dalka Brazil uga qayb-galaya shirweynaha 24aad ee Hay’adaha Hatidhawrada Guud ee Caalamka ee INCOSAI.

Shirkaan oo saddexdii sanaba mar la qabto waxaa looga hadlayaa kaalinta ay ka qaadan karaan hey’adaha guud ee Hantidhawrada xallinta caqabadaha wajiyada badan ee xilligaan adag ay dunidu wajahayso, kuwaas oo ay sababeen isbedelka cimillada iyo caabuqa safmareenka ah ee COVID-19 oo dunida saamaynta taban ku yeeshay.

Halkan hoose ka daawo:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here