Soomaaliya oo shirweyne caalami ah uga qayb-gashay Talyaaniga + Sawirro

0

ROME (SMN) – Wasiir ku xigeenka Kalluumeysiga iyo dhaqaalaha Buluugga ah Cali Ifiye Cali ayaa Magaalada Mazara del Vallo ee dalka Talyaaniga kaga qeyb galay shir looga hadlayay dhaqaalaha buluugga ah iyo sidii looga sameyn lahaa horumar joogta ah.

Waxyaabaha diirada lagu saaray waxaa ka mid ah, Joojinta Xaalufinta kheyraadka badda, ka hortagga ka faa’iideysiga sharci darada ah, wasaqeynta Biyaha, Isbedelka Cimilada iyo luminta noolaha badda, iyo Muhiimada ay dalalka afrika ee xeebaha leh ay u leedahay.

Halkan hoose ka daawo Sawirrada:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here