Taliyaha Booliiska gobolka Banaadir oo xilka qaadis lagu sameeyey + sababta

0

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya Gen Cabdi Xasan Maxamed Xijaar, ayaa hadda xilka ka qaaday Taliyihii Booliska Gobolka Banaadir Saadaq Cumar Xasan (Saadaq John).

Waxaana xilka Taliyaha Booliska Gobolka Banaadir loo magaacabay Gaashaanle Dhexe Farxaan Maxamed Aadan (Farxaan Qaroole) oo loo dallacsiiyey Derejads Gaashaanle Sare.

Taliye Farxaan Maxamed Aadan (Farxaan Qaroole)  ayaa horay u ahaa Taliyaha Ciidanka Gaarka ee Haramcad.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here