Taliyaha ciidamada Xoogga dalka oo gaaray Buulo-Burte + Ujeedka

0

Taliyaha ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed Genaraal Odawaa Yuusuf Raage ayaa maanta gaaray dagmada Buulo-Burte ee gobolka Hiiraan, halkaas oo si wey loogu soo dhoweeyey.

Waxaa garoonka diyaaradaha uga hortegay, Odowaa, taliyaha qeybta 27 general Axmed Maxamed Calasow (Tareedisho) iyo taliyeyaasha qeybta 27aad ee ciidamada Xoogga dalka

Sidoo kale Ujeedka socdaalka Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka ayaa ah daah-furka Taliska qeybta 27 oo laga dhigay dagmada Buulo-Burte.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here