Mahad Salaad oo kormeeray xarunta maamulka xogaha sirdoonka IMEDA

0

ADDIS ABABA (SMN) – Wefdiga agaasimaha guud ee hey’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA Mahad Maxamed Salaad oo booqasho rasmi ah ku jooga waddanka Ethiopia ayaa kormeerey xarunta maamulka xogaha sirdoonka IMEDA loo soo gaabiyo.

Mas’uuliyiinta sirdoonka Ethiopia ayaa wefdiga Somaaliya uga waramay sida ay u shaqeyso xaruntan iyo doorka ay ku leedahay sugidda nabad geliyada waddanka.

Halkan hoose ka daawo:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here