Toos: Dood xoogan oo hareysay kulanka xildhibaanada BF Soomaaliya

0

MUQDIHO (SMN) – Buuq xoogan iyo dood culus ayaa hareysay kulan ay maanta xildhibaanada Golaha Shacabka ku leeyihiin xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho.

Dooda ayaa ka dhalatay, kadib markii xarunta Golaha Shacabka ay galeen xubnihii lagu soo kala doortay magaalooyinka Ceelwaaq Garbahaayey ee gobolka Gedo.

Arrintan ayaa waxaa ku kala qaybsamay xildhibaanada Golaha Shacabka, kuwaas oo siyaabo kala duwan ula hadlay warbaahinta.

Halkan hoose ka daawo:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here