Wafdi ka socda DF Soomaaliya oo gaaray degmada Buuloburde + Sawirro

0

BUULOBURDE (SMN) – Wafti wasiiro iyo xildhibaano isugu jira oo ay hoggaamineyso Gudoomiye Ku xigeenka 1aad ee Golaha Shacabka Soomaaliya  Sacdiyo Yaasiin Samatar ayaa gaaray Degmada Buuloburde ee Gobolka Hiiraan.

Waftiga waxaa sidoo kale ka mid ah Wasiirka Batroolka iyo  Macdanta  C/risaaq  Maxamed Cumar Wasiirka Haweenka iyo xaquuqul insaanka federaalka iyo xubno kale.

Waftiga ayaa Buuloburde u tagay sidii loo dhiiri galin lahaa Ciidanka Xoogga iyo kuwa deegaanka ee howlgallada ka wada gobolka Hiiraan ee bartamaha Soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here