Wafdi ka socda DF Soomaaliya oo shir uga qayb-galay dalka Faransiiska

0

MUQDISHO (SMN) – Wasiirka Waxbarashadda XFS iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa dalka Faransiiska magaalo madaxdiisa Paris kaga qayb galay shirka Caalamiga ee isbedel horumarinta waxbarshada caalamka.

Shirkan oo ka dhacay Xarunta UNESCO ayaa intii uu socday waxay Wafdiga Soomaliya kulamo gooni gooni ah la qaateeen wufuudii kala duwaneyd ee kasoo qayb gashay shirka.

Sidoo kale Wasiirka iyo wafdigiisa ayaa u bandhigay wufuudaha kala duwan Barnaamijyada Hortebinta u leh wasaaradda waxbarashada ee lagu horumarinayo Waxbarshadda Somalia.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here