Wafdi ka socda dowladda Soomaaliya oo gaaray dalka Uganda

0

KAMPALA (SMN) – Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Avv. Xasan Xuseen Xaaji ayaa gaaray magaalada Kampala ee Caasimadda Dalka Uganda.

Wasiirka ayaa kulan la qaatay Xubno ka tirsan Wasaaradda Difaaca ee Dalkaas oo uu ugu horreeyo Wasiirka Difaaca Uganda.

Wafdigan uu hoggaaminayo Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Avv.Xasan Xuseen Xaaji ayaa Kampala ugu qeyb-galaya Shirka Wasiiradda Difaaca ee Xubnaha ah AESF oo biri ka furmi doonno Dalkaas.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here