Wafdi ka socda Qaramada Midoobay oo gaaray magaalada Dhuusamareeb

0

Waxaa goordhaw gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug wafdi ka socda Qaramada Midoobe oo ay hoggaamineyso ku-xigeenka Ergeyga gaarka ah ee Xoghayaha-guud ee Qaramada Midoobay Marwo Anita Kiki Gbeho.

Ujeeddada socdaalka wafdigan ayaa ah qiimaynta xaaladda guud ee dowlad goboleedka Galmudug, arrimaha doorashooyinka iyo horumarinta.

Sidoo kale wafdigan ayaa kulamo la qaadan doono madaxda sare ee Galmudug, iyaga oo kala hadli doono xaaladaha guud ee maamulkaasi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here