Wararkii ugu dambeeyey ee xil wareejinta ra’iisul wasaaraha cusub

0

MUQDISHO (SMN) – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre iyo Ra’iisul Wasaaraha maanta xilka wareejinaya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo ay wehlinayaan wufuud kala duwan ayaa kormeeray xarunta cusub ee xukuumadda iyo Ra’iisul Wasaaraha oo oo heer gabo-gabo ah dhismaheedu marayo.

Xaruntan oo dhismaheedo heer gabo gabo ah marayo ayaa loo qorsheeyey inay ku shaqeeyaan Ra’iisul wasaaraha iyo Golaha wasiiradda XFS.

   

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here