Wararkii ugu dambeeyey kiisaska Covid-19 ee deegaanada Somaliland

0

Waxaa dhawaanahan Somaliland laga dareemayey sare u kaca kiisaska cusub ee cudurka safmarka ah ee Covid-19 iyadoo horraan loogu dhawaaqay in wax kiisas cusub aysan ka jirin Somaliland.

Sidoo kale waxaa laga cabsi qabaa in Somaliland ay ku jirto billowgi mowjaddii seddexaad ee cudurka.

Wasiirka caafimaadka Somaliland Cumar Cali Cabdullaahi ayaa ka warbixiyey waxa keenay kororka kiisaska Karoona, isagoo bulshada ugu baaqay inay qaataan talooyinka caafimaadka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here