Wareysi: Muxuu Prof. Dalxa ka yiri muranka ka taagan biyaha wabiga Nile?

0

MUQDISHO (SMN) – Xildhibaan hore Maxamed Cumar Dalxa oo ka tirsanaa baarlamaankii 10-aad ee dalka ayaa ka hadlay muranka ka taagan biyaga wabiga Nile iyo waxa la gudboon Soomaaliya.

Dalxa ayaa ugu baaqay dowladda federaalka ah inay eegto maslaxadda guud ahaan dadka Soomaaliyeed oo uu tilmaamay in Itoobiya iyo Masar ay dano badan uga xiran yihiin

“Soomaaliya waa in ay ilaaliso xiriirka Masar, kana fakirto Wabiyada Jubba iyo Shabelle ee ka yimaada Itoobiya” ayuu yiri Prof. Maxamed Cumar Dalxa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here