Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo furtay hanaanka dhab u heshiisiinta

0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo dib u heshisiinta ee XFS ayaa Daahfurtay Kulanka Wadatashiga Diyaarinta Istaraatiijiyada Xiriirka ee Qorshaha Hanaanka Dhab u Heshisiinta Qaran.

Kulankaan oo socon doono mudo labo Maalmood ah uuna daahfuray Agaasimaha guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo dib u heshisiinta ee XFS Mud. Saciid Cabdullahi Calasow.

Sidoo kale waxaa kasoo qayb galay Xubno ka socda Dowlad Goboleedyada, Gobolka Banaadir iyo Ururada Bulshada Rayidka.

Ujeedka Kulankaan ayaa ahaa sidii loo heli lahaa Istaraatiijiyada xiriirka ee qorshaha hanaanka dhab u heshisiinta qaran.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here