Wasaaradda caafimaadka oo deeq ka guddoontay Mareykanka + Sawirro

0

MUQDISHO (SMN) – Wasaaradda Caafimaadka ee xukuumadda Soomaaliya ayaa Dowladda Mareykanka iyo xarunta COVAX ka gudoontay Talaalka COVID-19 tiro gaareyso 336,500 kaasoo noociisu yahay Johnson & Johnson (J&J) isla markaasna ah mid laqaadanayo halmar kaliya.

Wasaaradda caafimaada ayaa uga mahadcelisay Mareykanka iyo xarunta COVAX deeqa caafimaad ee ay soo gaarsiiyeen Soomaaliya

Waa qeybti Sadexaad ee talaalka J&J kasoo soo garay dalka, tallaalkan ayaa qeyb si xoogbadan uga qeyb qaadan doona kor u qaadida qaadashada tallaalka si loo dabar jaro Caabuqa Covid19.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here