Wasaaradda caafimaadka oo soo saartay hab-raaca ka hortagga Covid-19

0

MUQDISHO (SMN) – Wasaaradda Caafimaadka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya  ayaa soo saartay iyo xakameynta Caabuqa COVID-19 (Omicron Variant) si bulshada looga badbaadiyo khatarta fayraska dilaaga ah.

Bulshadu waxaa la farayaa inay qaataan Tallaabooyinka Caalamiga ah ee ka hortagga iyo xakameynta caabuqa COVID-19, kuwaas oo ay ku talinayso Wasaaradda Caafimaadka.

Halkan hoose ka aqriso:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here