Wasaaradda caafimaadka oo warbixin cusub ka soo saartay kiisaska Covid-19

0

Warbixin cusub oo kasoo baxday wasaaradda caafimaadka xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa waxaa faah faahin looga bixiyey kiisaskii ugu dambeeyay ee cudurka safmarka ah ee Coronavirus.

Wasaaradda caafimaadka ayaa shaacisay in 48 saac ee ugu dambaysay laga baaray cudurka, guud ahaan Soomaaliya : 1,399

o Laga Helay: 7

o Puntland:1

o Banadir:3

o Jubbaland:3

o Lab:5

o Dhedig:2

o Bogsashada: 15

o Dhimasho:0

Tirada Guud ee Laga Helay: 14,875

Bogsashada Guud: 7,231

Dhimashada Guud: 775

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here