Wasaaradda caafimaadka oo warbixin cusub kasoo saartay kiisaska Covid-19

0

Wasaaradda Caafimaadka ee Soomaaliya ayaa soo saartay tirkoobka Koroona ee dalka iyo baaritaanadii u danbeeyay ee la sameeyay maanta oo ay taariikhdu ahayd 22th May 2021:
Tirada 48 saac ee ugu dambaysay laga baaray COVID-19 guud ahaan wadanka: 1,650
o Laga Helay: 29
o Somaliland: 18
o Puntland: 11

o Lab: 20
o Dhedig: 9
o Bogsashada: 23
Tirada Guud ee Laga Helay: 14,623
Bogsashada Guud: 6,662
Dhimashada Guud: 767

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here