Wasaaradda Warfaafinta oo loo magacaabay Agaasime cusub

0

Wareegto uu soo saaray Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane; Maxamed Xuseen Rooble ayuu Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ugu magacaabay Mudane Cabdullaahi Maxamed Xayir.

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Warfaafinta ayaa horay usoo noqday Agaasimaha guud ee Wasaaradda ganacsiga iyo wershadaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here