Wasiirka amniga Soomaaliya oo xayiraad kusoo rogay taliyaha ciidamada Badda

0

MUQDISHO (SMN) -Wasiirka wasaaradda amniga Soomaaliya, Cabdullaahi Maxamed Nuur, ayaa soo saarey amar uu kaga xanibayo safarka taliyaha ciidamada badda.

Cabdulxamiid Maxamed Dirir ayaa lagu eedeeyey inuu ku Kacey xadgudubyo waa weyn, sida meel ka dhaca madaxda qaranka.

Xiisaddan ayaa salka ku heyso khilaaf u dhexeeyo hoggaanka sare ee Villa Soomaaliya, gaar ahaan madaxweynaha iyo ra’iisul wasaaraha.

Halkan hoose ka aqriso:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here