Wasiir Fiqi oo kulan la yeeshay odayaasha dhaqanka Galmudug + Sawirro

0

MUQDISHO (SMN) – Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha, federaalka iyo dib-u-heshiisiinta xukuumada federaalka Soomaaliua Mudane Axmed Moallim Fiqi ayaa maanta kula wadatashi la xariira dib u heshiisiinta la qaatay odeyaasha dhaqanka ee Galmudug

kualanka oo hada socda ayaa diirada lagu saarayaa kaalinta odayaasha dhaqan ee dib u heshiisiinta,xasilinta deegaannada laga saaray Al-Shabaab.

Ciidamada dowladda iyo kuwa deegaanka aya degaanno badan oo ka tirsan gobollada Mudug iyo Galgaduud waxa ay ka wadaan howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab.

  

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here