Wasiir Huruuse oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay safiirka Imaaraadka

0

MUQDISHO (SMN) – Wasiirka wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya Mudane Abshir Cumar Jaamac (Huruuse) ayaa maanta ka guddoomay nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjirenimo safiirka cusub ee dalka Imaaraadka Carabta Amb. Ahmed Juma Al Rumaithi.

Sidoo kale, Wasiirka iyo Safiirka cusub ayaa ka wada hadlay xiriirka iyo saaxiibtinimada ka dhaxeeysa labada dowladood.

Halkan hoose ka daawo Sawirrada:-

       

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here