Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya oo kulamo ka wada dalka Qatar

0

Wasiirka Arrimaha dibadda Jamhuuriyadda Fedaraalka  Soomaaliya mudane Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud,  ayaa la kulmay Wasiiru dowalaha arrimaha dibadda ee dowladda Qatar mudane Suldaan bin Sacad, labada wasiir ayaa ka wada hadlay sii xoojinta xiriirka dalalka walaalaha ah ee Soomaaliya iyo Qatar.

Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya oo ku sugan Doxa ayaa si gooni goni ah ula kumay qaar ka mid ah wasiiradda Arimaha dibadda ee dalalka Carabta.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here