Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo furay siyaasadda Qaran ee Qurbajoogta

0

MUQDISHO (SMN) – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Abshir Cumar Jaamac, ayaa maanta daah furay munaasabad lagu soo bandhigayay Siyaasadda Qaran ee Qurbajoogta Soomaaliyeed, si loo helo qorshe guud oo isku xira dowladda iyo muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku nool Qurbaha.

Siyaasaddan oo dejinteeda lagu howlanaa muddo dheer oo soo martay heerar kala duwan ayaa lagu talo jiraa in la horgeeyo golayaasha ay khusayso si loo ansixiyo.

   

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here