Wasiirka Difaaca dalka Kenya oo soo gaaray magaalada Muqdisho + Sawirro

0

MUQDISHO (SMN) – Waasiirka Gaashaandhigga XFS  Mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur Jaamac ayaa Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ku soo dhaweeyay Wasiirka Difaaca Dalka Kenya Adan Bare Ducaalle.

Wasiir Ducaale ayaa u yimid Muqdisho ka qeyb galka xafladda furitaanka Akademiyad Goboleedka Af- Soomaaliga ee (AGA).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle ayaa si wadajir ah xarigga uga jaraya Xarunta dhexe ee Akadeemiyad Goboleedka Af- Soomaaliga ee (AGA.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here