Wasiirka Difaaca Soomaaliya oo la kulmay dhiggiisa Uganda + Sawirro

0

MUQDISHO (SMN) – Wasiirka Gaashandhiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur, ayaa magaalada Muqdisho kula kulmay dhiggiisa dalka Ugansda H.E Hon Vincent B. Ssempijja, taliyaha Ciidanka Uganda (UPDF) Gen. Wilson Mbadi iyo iyo xubno kale oo la socday.

Labada wasiir ayaa ka wada hadlay adkeynta xiriirka iyo wada shaqeynta ka dhaxeeysa labada dal.

Sidoo kale, kulanka waxaa goobjoog ahaa, taliyaha ciidanka xoogga dalka Generaal Odawaa Yuusuf Raage, Agaasimaha guud ee Wasaaradda Gaashaandhiga, taliyaha ciidanka cirka iyo saraakiil kale.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here