Wasiirka gaashaandhigga iyo taliye Odowaa oo booqday Xerada Bali-doogle

0

MUQDISHO (SMN) – Wasiirka Gaashaandhigga Cabduqaadir Maxamed Nuur (Jaamac)  iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Jeneraal Odowaa Yuusuf Raage ayaa kormeeray Xerada Bali-doogle ee Ciidanka kumaandooska ee gobolka Shabeelaha Hoose.

Wasiirka Difaaca iyo Taliyaha Ciidanka  Xoogga Dalka ayaa kormeeray Ururada 4-aad iyo 64-aad ee kumaandooska Dabab  iyo Guutada 7-aad.

Sidoo kale wasiirka iyo taliyaha ayaa kula darmaamay inay u diyaargaroobaan howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab ee ujeedkooda uu yahay in dalka oo dhan looga saaro.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here