Wasiirka maaliyadda Soomaaliya oo kulamo ka wada Nairobi + Sawirro

0

MUQDISHO (SMN) – Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr. Elmi M. Nur oo ay weheliyaan masuuliyiin ka tirsan Wasaaradda Maaliyadda ayaa shir gaar ah kula yeeshay magaalada Nairobi ee dalka Kenya, Madaxda Hey’adda Lacagta Adduunka ee IMF oo ay hoggaaminayso Laura_Jaramillo oo ah Madaxa IMF ee Soomaaliya.

Shirkaan ayaa looga hadlay dib-u-eegista hufnaanta Maaliyadda iyo hannaanka dib-u-habeynta dhaqaalaha Soomaaliya. Dowladda Soomaaliya ayaa hiigsanaysa horumar Maaliyadeed iyo isku filnaansho dhaqaale iyadoo xoogga la saarayo kor qaadista dakhliga gudaha dalka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here