Wasiirka qorsheynta oo khudbad ka jeediyey shirka cimilada ee QM

0

MUQDISHO (SMN) – Wasaaradda Qorsheynta Qaranka JFS Jamaal Maxamed Xasana ayaa khudbad ka jeediyay shirka QM ee looga hadlayo Isbeddelka Cimilada (COP26).

Jamaal ayaa xusay in loo baahan yahay in si buuxda go’aan looga gaaro meel marinta isbedalka, iyada oo lagu saleynayo wada-tashiga bulshada.

“Waxaa si buuxda nooga go’an meel marinta isbadalka kaas oo ku saleysan wadatashi bulsho si sare loogu qaado hanaanka horumarinta oo loo dhan yahay” ayuu yiri wasiirka.

Wasiirka qorsheynta ayaa hoggaaminaya wafdi culus oo Soomaliya uga qayb gelaya shirka Cimilada Aduunka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here