Wasiirka Shaqada oo la kulmay Madaxa Howl-galka Soomaaliya ee Hay’adda IOM

0

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif ayaa xafiiskiisa ku qaabbilay Madaxa howlgalka Soomaaliya ee hay’adda Socdaalka adduunka ee IOM, Richard Danziger.

Kulanka oo uu goobjoog ka ahaa agaasimaha Guud eeWasaaradda,Mudane Cabdullahi Maxamed Cali ayaa looga hadlay xoojinta Iskaashiga labada dhinac, Isu-socodka Shaqaalaha iyo sidii tabbabaro xirfadeed loo siin lahaa Shaqaalaha Soomaaliyeed ee shaqooyinka u tagaya dibadda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here