Wasiirka warfaafinta Galmudug oo faahfaahiyey dagaalladii Galgaduud

0

DHUUSAMAREEB (SMN) – Wasiirka warfaafinta maamulka Galmudug oo wareysi gaar ah siiyey Shabakadda Warbaahinta Shabelle ayaa faahfaahin ka bixiyey dagaal beeleedyadii ka dhacay gobolka Galgaduud.

Wasiirka oo marka hore ka tacsiyeeyey dadkii ku dhintay dagaalladaasi ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay dagaal beeleedyadaas oo ah kuwa soo noq-noqday

Falagle ayaa sidoo kale shaaca ka qaaday in Galmudug ay ciidan kala dhex-dhigtay beelaha dagaalamay, wuxuuna tilmaamay inay dibaabi doonaan wada-hadallo xal raadin ah.

“Dowladda way ku baxday ciidamo ayaa la kala dhex-dhigay dagaal kadis ah oo ma aragtay wuxuu ahaa aan la’iska jirin oo meesha meel nabdoon ayey aheyd,” ayuu yiri Falagle.

Halkan hoose ka daawo wareysiga:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here